Aakhiro

Jump to navigation Jump to search

Aakhiro

Aakhiradu (ingiriis: Hereafter ama Afterlife) waa hooyga dadka iyo jinku tegaan markeey dhintaan. Qaab kale hadii loo dhigo, aakhiro waa meel Alle (s.w.t) ogyahay oo noolaha dhamaantii la iskugu keeni geerida ka dib.

Aakhiro waxay leedahay Jano aad u raaxo badan, iyo cadaab aad u kuleyl iyo dhib badan.

Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay, aakhiradu waa meel lagu noolaan doono daa'in abid, oo nolol iyo dhimasho ka dambeeysa malahan.

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.