Af-Taliyaani

Jump to navigation Jump to search
Talyaani
Italiano, Af-Talyaani
Dhawaaq [itaˈljaːno]
Ku hadla Dad udhashay Talyaaniga, San Marino, Malta, Iswisarland, Faatikan,
Meelaha Soomaaliya, Itoobiya,
Afkiisa hooyo Ku hadla 69 million Italian proper, native and native bilingual  (2019)[1]
85 million all varieties[2]
Bahda afafka
Indo-European
  • Italiche
    • Romanze
      • Italo-dalmate
        • Talyaani
Hab qoraalka Farta laatiinka, Braille
Heer caalami
Luqadda rasmiga ah ee Unione europea, Talyaaniga, Iswisarland, San Marino, Faatikan, Isloveeniya, Kroatia
Regulated by not officially by Accademia della Crusca
Luqada astaamaheed
ISO 639-1 it
ISO 639-2 ita
ISO 639-3 ita
Luqadda la adeegsado 51-AAA-q
{{{1}}}
Dadka kuhadlaan afka'as ee aduunka

Af-Taliyaani (it: lingua italiana ama italiano), waa luqada wadanka Taliyaaniga waxa luqadani ay kasoojeedaa farcanka looyaqaano Luqada Hindo Yurub waana mid kamida luqadaha.looyaqaano Laatiin ka, waxaa kuhadla dad gaadhaya ilaa 60 milyan oo qof,Afka Taliyaanigu waxa uu kujiraa kaalinta 20aad ee luqadaha caalmka.waana afka layskuraacay in uu yahay kan ugu dhawaaqa wanaagsan.[3]

Sida looqoro

Afka taliyaaniga waxa laguqoraa farta Laatiinka

Maal maha

Soomaali Taliyaani IPA
Sabti sabato /ˈsabato/
Axad domenica /doˈmenika/
Isniin lunedì /luneˈdi/
Talaado martedì /marteˈdi/
Arbaco mercoledì /merkoleˈdi/
Khamiis giovedì /dʒoveˈdi/
Jimco venerdì /venerˈdi/

Buug-gacmeedka

Noot

  1. Nationalencyklopedin "Världens 100 största språk 2007" The World's 100 Largest Languages in 2007
  2. Eurobarometer – Europeans and their languages PDF (485 KB), February 2006
  3. Berloco 2018
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.