Alifbeet

Jump to navigation Jump to search

Kani waa maqaal ku saabsan alifbeetada aasaasiga ah ee wax qorista.

Alifbeetka Far Soomaaliga
Dhamaan qaabka waxqorka latinka

Alifbeet (Af-Ingiriis: alphabet; Af-Carabi: ألفبائية) waa nidaam xarfo loo habeeyay si kala horeeysa taasi oo loo isticmaalo in lagu qoro hal luuqad ama luuqado badan. Alifbeetku waa aasaaska dhamaan wax qorista far. Tusaale ahaan, Af Soomaaligu wuxuu leeyahay dhowr nooc oo Far Soomaali ah, laakiin waxaa si sharci ah loo isticmaala qaabka laatiiniga oo dowlada Soomaaliya sharciyeysay horaantii sanadihii 1970kii.[1]

Jaadyada Alifbeetka

Qoraalo Kale

Linkiyo kale

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac

  1. name="Coulmas 140" Daniels and Bright (1996), pp 92–96
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.