Alwaax

Jump to navigation Jump to search
Noocyo badan oo ka mid ah alwaaxa
gobol ka mid ah geed la jaray

Alwaax (; ) (sidoo kale loo yaqaano qori) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah. Alwaaxa waxaa asal ahaan laga keenaa qeybaha geedka, waxaana loo isticmaalaa in laga sameeyo agab lagu isticmaalo aqalka, xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska, kursiga, Armaajada, qeybo ka mid ah baabuurta, albaabada, iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.