Awdheegle

Jump to navigation Jump to search
Awdheegle
—  Magaalo  —
Awdheegle is located in Somalia
Awdheegle
Awdheegle
Location in Somalia.
Dhacdaa: 1°58′59.88″N 44°49′59.88″E / 1.9833000°N 44.8333000°E / 1.9833000; 44.8333000Isuduwe: 1°58′59.88″N 44°49′59.88″E / 1.9833000°N 44.8333000°E / 1.9833000; 44.8333000
Wadan  Soomaaliya
Gobol Shabeellaha Hoose
Degmo
Saacad EAT (UTC+3)

Awdheegle waa degmo ka tirsan degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose waxey caan ku tahay dhul beeraadka. Degmada Awdheegle waxaa dago Beesha Begedi.

waa dad ahlu diin ah, muruqooda maalato ah nabadda iyo deris wanaagga aad u tixgelisa.


Degmooyinka Gobolka Shabeellaha Hoose Calanka Soomaaliya
Afgooye · Awdheegle · Baraawe · Kurtunwaarey · Marka · Qoriyooley · Sablaale · Wanlaweyn

Begedi waxay ka mid yihiin Digil , Begedi wuxuu ukala baxaya :

1- Abaasaad 2- abaajibil 3-Quriile 4- abaa abaa 5- Quraabane

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.