Bad

Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan biyaha badaha. Bogag kale fiiri badweyn
71% aduunka waxaa daboolan Biyaha Badda
Oogada sare ee Badweynta Atlantika

Bad waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 2/3 oogada dhulka[1].

Badda waxaa lagu magacaabaa, biyaha cusabada leh, oo ka go'an qaaradaha. 71% aduunka korkiisa waxaa daboolan badda. Badda waxaa ka buuxo Xayawaanaad, sida malaayga,Yaxaaska,Libiriga iyo xayawaanaad oo la tiri karin.

Guud ahaan waxa jira shan badwayn dunidan aan ku nool nahay, kuwaas oo kala ah:

Sidoo kale, waxaa jira tiro badan oo bado[3] yaryar ah, sida:


Qoraalo Kale

Xigasho

  1. [www.mapsofworld.com/world-top-ten/world-top-ten-largest-oceans-and-sea-map.html Maps of the World Website.]
  2. [https://en.m.wikipedia.org/wiki/Pacific_Ocean.html Pacific Ocean, by Wikipedia]
  3. [http://geography.about.com/library/cia/blcpacific.htm Main Oceans of the world, by Geography Nation].
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.