Bakeyle

Jump to navigation Jump to search
Bakayle

Bakeyle (Af-Carabi: أرنب Af-Laatiin: cuniculus Af-Taliyaani: coniglio Af-Ingiriis: cony ama rabbit) waa xoolo duurjoog iyo gurijoog ah oo dadku dhaqdaan. Bakayluhu waa xayawaan naasley ah kaas inta badan duurka ku nool, laakiin la dhaqan karo oo carbis noqda.

Bakaylaha waxaa loo dhaqdaa in hilib laga helo iyo in wehel iyo qurux ahaan loo heysto pet.

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.