Bulaxaar

(Waxaa laga soo toosiyay Bulahaar)
Jump to navigation Jump to search

Bulaxaar waa magaalo xeebeed oo qadiim ah oo ku taalo gobolka Saaxil ee somaliland. Degmada waxay kutaala xeebta buurta almis. Bulxaar waxaa ku badan beesha Abokor ciise muuse ee Habarjeclo.

Taariikh

Bulxaar waa degmo qadiim ah waxay magaalada Berbera ujirtaa 70km Hargeisa oo ka xigto dhinaca waqooyi beri waxay u jirtaa 170km Ceelsheekh oo ka xigto dhinaca beri waxay u jirtaa 16km.








The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.