Buskud

Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada fudud.
Nooc ka mid ah buskudka
Buskudka xaafada lagu diyaariyo

Buskud (Af-Ingiriis: biscuit; Af-Carabi: بسكويت) waa cunto la dubay oo ka samaysan daqiiq. Sidoo kale buskudku waa cunto fudud [1] bisil. Guud ahaan waxaa jira noocyo badan oo buskud ah kuwaasi oo ku kala duwan dhadhanka, midabka iyo qaabka.[2]

Buskud Soomaali

Si la mid ah shacabka caalamka, bulshada Soomaalidu waxay sameeyaan noocyo kala duwan oo buskud ah, kaasi oo lagu isticmaalo xaafadaha iyo ganacsi ahaanba. Inta ugu badan waxaa la cunaa buskudka waxaa la cunaa wakhtiyada xafladaha, aroosyada iyo dabaaldega, inkastoo la cuni karo wakhti kasta.

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

  1. Ehrlich, Richard (6 May 2009). "Process of Elimination". The Guardian. Retrieved 7 July 2012. 
  2. Except Newfoundland and Labrador, where the British term is used and the American "biscuit" is virtually unheard of. Neither is a popular food item in the province.
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.