Cabsi

Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan dareenka. Boga "baqdin" halkan ayaan laga toosiyay
Gabar yar oo cabsoonaysa

Cabsi (Af-Ingiriis: fear; Af-Carabi: خوف) waa dareen noolaha (dadka iyo xayawaanka) muujiyaan marka ay u arkaan in naftooda dhibaato soo gaadhayso. Dareenka cabsidu waxaa keena isbedel ku yimaada shaqada maskaxda taasi oo amar ku bixisa in halis soo waajahdey jidhka noolahaas. Qofka cabsanaya waxaa astaan u ah qaylo, orod, isqarin, oohin iyo wixii la mid ah.

Qoraalo La Xidhiidha

  • Naxdin
  • Oohin
  • Baqdin

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.