Category:Cilmi Fallag
Jump to navigation
Jump to search
Cilmi Fallag
Cilmi Fallag (ingiriis: Astronomy) sidoo kale loo yaqaano Cilmiga Xidigaha waa cilmiga barshada Meereyaasha, Xidigaha, dayaxaanta, Galaagsiyada iyo dhamaan Koon eeynu ku noolnahay.
Cilmi Fallaga waa qeeyb ka mid ah Sayniska oo si toos ah u sharaxa barshada Koonka.
Qofka aqoonta u leh Cilmi Falaga waxaa loo yaqaanaa Xidigisyahan (astronomer).
Taariikhda Cilmi Fallaga
Qeeybaha Cilmi Fallaga
Wadanada ugu fiican Cilmi Fallaga
Xigasho
Qeybaha hoose
Qeybtaan waxaa ku jirto 3 oo ah qeybaha hoose waana 3 oo dhamaantood ah.
Bogagga ku jira qeybta "Cilmi Fallag"
waxaa meeshaan ku jira 35 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 35 gud ahaan.
E
H
S
T
U
The article is a derivative under the
Creative Commons Attribution-ShareAlike License.
A link to the original article can be found here and attribution parties
here.
By using this site, you agree to the Terms of Use.
Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.