Ceres

Jump to navigation Jump to search

Ceres

Muuqaalka dunidayar ee Ceres.

☿

Ceres (Af-Soomaali: Siires) waa duniyar iyo asteroidka ugu wayn kuwa laga dhex helo Bahda Qoraxdu Midaysay. Siires waxay ka samaysan tahay dhagaxaan iyo baraf, dhererkeeduna waa 950 Km.

Dunidan yar waxaa helay xidigisyahan Giuseppe Piazzi 1dii Janaayo 1801, markaas oo loo aqoonsanaa ineey tahay meere. Waxaa loogu magac daray sanab eey caabudi jireen Roomaanka ee loo yaqaanay Ceres.

Dayaxgacmeedka aanu qof wadin Dawn ee 27kii Sebtembar 2007 shirkada NASA dirtey kaas oo la filaayo inuu gaadho Siires sanadka 2015ka ayaa warbixin iyo macluumaad fiican laga sugayaa inuu ka keeno dunidan yar.

Qoraalo La Mid ah

Xigasho


The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.