Dhedig

Jump to navigation Jump to search

Dhedig (calaamad:♀) Sidoo kale loo yaqaanaa naag, dumar, ama gabar,bilcaan iyo inan waa qeyb ka mid ah noolaha sida dadka iyo xayawaanka. Dhediga waxaa ka soo horjeeda lab. Astaamaha dhadiga lagu garto waxaa ka ka mid ah in ee wax dhali karaan sida xayawaanada Naasleeysda ah ama ukun dhigi karaan sida xayawaanada kale.



The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.