Dhulbare

(Waxaa laga soo toosiyay Dhul badhe)
Jump to navigation Jump to search

Isuduwe: 0°0′0″N 77°59′31″W / 0.00000°N 77.99194°W / 0.00000; -77.99194 (highest point on the Equator)

Dhulbare
Wadanada uu dhexmaro xariiqda Dhulbadhaha (casaan) iyo wadanada uu dhex maro xariiqda Meridian (buluug)

Dhulbadhe, Dhulbare (Af-Ingiriis: equator; Af-Carabi: خط الاستواء) waa xariiq toosan oo ku soo wareegta goobada meere taasi oo u kala qeybisa labo gobol.

Sida caadiga ah, Dhulbadhe waa xariiq khiyaali ah oo dhulka u qeybisa Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur. Sidoo kale, xariiqda dhulbadhuhu waxay leedahay dherer dhan 40,075 km; taasi 78.7% ka mid ah dhex marto biyaha badaha iyo 21.3% oo dhul dhex marta.

Guud ahaan, dhamaan meerayaasha koonka waxay dhamaantood leeyihiin xariiq dhulbadhe.[1]

Sharaxaad

Dhulbadhe waa xariiq dhexmarta meere kasta taasi oo u qeybisa labo gobol; koonfur iyo waqooyi. Dhulbadha, sidoo kale loo yaqaano Xariiqda Dhexe waxay meeraha dhulka ka dhex martaa qaarada Afrika, Badhtamaha Ameerika, iyo qeybo ka mid ah Aasiya.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Other planets and astronomical bodies have equators similarly defined.
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.