Farxad

Jump to navigation Jump to search
Astaanta caalamiga ah ee farxada

Farxad (Af-Ingiriis: happiness; Af-Carabi: سعادة) waa dareen maskaxda ka yimaada taasi oo astaan u ah fiicni iyo wanaag. Farxadu waxay muhiim u tahay jiritaanka iyo nolosha noolaha taasi oo saamayn ku yeelata caafimaadka iyo jiritaanka noolahaasi.[1]

Qoraalo Kale

Linkiyo kale

Tixraac

  1. Wordnet 3.0 (accessed 2011-Feb-24 via Wolfram Alpha)
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.