Garow

Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan garowga. Boga "Hadhuudh" halka ayaa laga soo toosiyay.
{{{name}}}
Sorghum.jpg
Garow
Kala saarista cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(unranked): Commelinids
Order: Poales
Qoyska: Poaceae
Qoyska hoose: Panicoideae
Tribe: Andropogoneae
Genus: ''Goraw''
Moench 1794, magaco loo yaqqanay Sorgum Adanson 1763
Species: Noocyada
Type species
Hadhudh
(L.) Moench
Synonyms[1]
  • Blumenbachia Koeler 1802, magaca diday ma ahayn Schrad. 1825 (Loasaceae)
  • Sarga Ewart
  • Vacoparis Spangler
  • Andropogon subg. Sorghum Hackel.

Garow (Af Ingiriis : Sorghum; Af carabi: سورغم) (sidoo kale loo yaqaano Hadhuudh) waa xubin ka mid ah dhirta cowsleyda ah ee dhasha midhaha firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Geedka garowgu wuxuu aad uga baxaa qaarada Ustareliya, qeeybo ka mid ah qaarada Afrika, wadano ka mid ah qaarada Aasiya, Ameerika iyo gasiirado ka tirsan Badweynta Hindiya iyo Badweynta Baasifik.[2][3][4][5][6][7]

Geedka hadhuudhka wuxuu ka baxaa caro nafaqo fiican leh, wuxuuna u baahan yahay biyo dhowr bilood ah, iyo qorax badan; taasi waa sababta wadanka Soomaaliya looga beero garowga wakhtiga gu'ga ah oo kali ah. Hal nooc oo ka mid ah garowga ayaa loo beertaa midho ahaan; halka dhamaan noocyada kale ee geedaha gorowga u baxaan si dabiici ah, sii loo daaqsiiyo xoolaha. Midhaha geedaha garowga aan helin cimilo diiran oo ku filan waxay noqdaan kuwo madoow oo yaryar; halka kan ku baxa ileyska qoraxda iyo biyaha roobku noqdo kan ugu midho badan ee fiican.[8]


Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.