Geed Hindi

Jump to navigation Jump to search
Geed Hindi
Azadirachta indica

Geed Hindi magaciisa caalamiga ah (Azadirachta indica) waa geed aad u weyn oo ka baxo dalal badan oo ka mid ah Caalamka, waxoona asal ahaan ka soo jeedaa dalka Hindiya. Midka ka baxo soomaaliya waa mid sanadka oo dhan iska cagaaran, aadneh u balaaran,sababtoo ah jawiga soomaaliya ma is badasho.Geed hindiga waxoo la baxaa mid kale oo la dhoho Geed Talaal oo mirahiisa kharaar ah, caleemahiisa neh qal qaliir ah.Geed Hindiga Soomaaliya ka baxo caleemihiisa waa balaar.

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.