Habeen

Jump to navigation Jump to search
Habeen

Habeen (Af-Ingiriis: Night) waa toban-iyo-labo saacadood oo ka mid ah wakhtiga taas oo ku beegan wakhti gees ka mid ah dhulku ka sii jeedo qoraxda.

Habeenku waa waa goorta ileyska qoraxdu ka maqan yahay qeeyb ka mid ah dunida.

Habeen waxaa lid ku ah ama ka soo horjeeda maalin.

sidoo kale eeg

Tixraac


The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.