Hobolada Waaberi

Jump to navigation Jump to search
Waaberi
وابري
Asal Soomaaliya
Nooca fanka Fanka Soomaalida
shaqada fanaan, ciyaaro
Qalabka cod, gitaar, kaban, Turunbo
Sanadaha Shaqada 1960kii ilaa 1990meeyihi
Falalka la xiriira Hibo Nuura, Xasan Aadan Samatar, Magool, Maryan Mursal

Waaberi (Af-Soomaali: 'Hobolada Waaberi', Af carabi: وابري) waxay ahaayeen koox hobolo, fanaaniin, heesaa, majaajilo, ruwaayado, iyo bandhigyo faneed ku caan ahaa oo u dhashay wadanka Soomaaliya. Hobolada Waaberi waxay wax ku soo bandhigi jireen Af Soomaali, Carabi iyo Ingiriis, waloow ay Af Soomaaliga u badnaayeen.

Hordhac

Hobolada Waaberi waxay ahaayeen koox ka tirsan xubnaha Fanka Soomaalida kuwaasi oo ka koobnaa abwaano, halabuur, curiyeyaal, qoraa, fanaaniin, muusikyahano, majaajileystayaal iyo qeybo kale oo badan. Hobolada Waaberi waxay soo baxeen badhtamihii 1970kii, waxay wakhti yar ku noqdeen hormuudka fanka.

Fanaaniinta Caanka ah

Hobolada Waaberi waxaa ku jiray qaar ka mid ah fanaaniinta ugu caansan gayiga Soomaaladi, kuwaasi waxaa ka mid ahaa:

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.