Kamsar

Jump to navigation Jump to search
Coriander or Cilantro
Coriandrum sativum - Köhler–s Medizinal-Pflanzen-193.jpg
Kala saarista cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(unranked): Angiosperms
(unranked): Eudicots
(unranked): Asterids
Order: Apiales
Qoyska: Cowsley
Genus: 'Firiley'
Species: C. sativum
Binomial name
Coriandrum sativum
L.

Kamsar, Kabsar (Af carabi: القزبر ama Af carabi: التِّـقْـدَة; Af Ingiriis : coriander) (magaca Sayniska Coriandrum sativum) waa geed cawseed sanadle ah (sanadkii hal mar dhasha oo miro keena) caleentiisa raashinka ama suugada lagu carfiyo.

Asalka iyo faafida

asalkiisu asia iyo waqoyiga africa. waxaa laga helaa wadamada kulaala bada cad waxaa lagu beeraa hindia laatin america iyo yurub.. caleemihiisa iyo mirihiisa waxaa loo adeegsada noocyo badan oo ka mid ah cuntada. badanaa wuu koraa ilaa 50cm ama 20 inch.


Tilmaanta geedka

waa dhir sanadle ah oo aad u caraf badan caleemihiisa iyo mirihiisa waxaa loo adeegsada noocyo badan oo ka mid ah cuntada. badanaa wuu koraa ilaa 50cm ama 20 inch. ubixiisu waa acadaan, wuxuu dhalaa miro jaalle ama midabka qaxwada u eg. kamsarta waxaa lagu daraa geed uduga raashinka.

Adeegsiga

cuntada, iyo noocyo daawooyinka ka mida ah, waxaa lagu daaweeya qabsinada caloosha, calool majiirka iyo dibirada caloosha. chineseka ayaa hore u soo isticmaali jiray romatisamka iyo xanuunada caloosha, sidoo kale waxay u adegsan jireen xanuunada kaadi-haysta.


Muuqaal

Noocyo Kale

Khudaar Watermelons.jpg
Khudaarta Bisil (fruit)
Babaay  · besbaaska  · tamaandhada  · saladhka  · toonta  · kaarootka  · Liin Macaan  · Liin Dhanaan  · Liin Bambeelmo  · Liin Qarboosh  · Tufaax  · Muus  · Cambe  · Canabka  · Qare  ·
Khudaarta Ceyriin (vegetable)
Barandhe  · Basal  · tamaandhada  · toonta  · Dabocase  · Kamsar

Tixraac

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.