Ameerikada koonfureed

(Waxaa laga soo toosiyay Koonfur Ameerika)
Jump to navigation Jump to search
Boga "Latin Amerika" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ameerikada koonfureed

Ameerikada koonfureed waa qaarad ku taalo koonfurta ameerika.

Hordhac

Sawirka dayax gacmeed ee Ameerikada Koonfureed

Latin Ameerika () waa magaca qaarada Ameerikada Koonfureed kaasi oo uu bixiyay boqor la odhan jirey Maximilian I kaasi oo ka talin jirey agagaarka wadanka maanta loo yaqaano Meksiko. Qaarada Latin Amerika waxay juquraafi ahaan dhacdaa badhtamaha khadka dhulbadhaha iyo koonfurta dhulbadhaha. Intaas waxaa dheer, dadka ku dhaqan qaaradani waxay ku hadlaan Af-Isbaanish iyo Af-Burtaqiis.

Wadamada Magaalo madaxda
fanansuwela) karakas (Caracas)
(Barasiil) barasiliya (Brasília)
Arjantiina) bonisaras (Buenos Aires)
(Boliifia) labaz (La Paz)
(Ikwadoor) quweto (Quito)
(Peru) liima (Lima)
(Kolombiya) bogota (Bogotá)
(Baraguay) asanasiyoo (Asunción)
(Uruguay) montafiidyoo (Montevideo)
(jili) santiyeego (Santiago)

Wadanada Latin Ameerika

Wadanada Latin Ameerika:

Sidoo kale fiiri

Xigasho

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.