Mabuto

Jump to navigation Jump to search
Mabuto

Mabuto waa caasimada dalka Musanbiig waxa ay ku taalaa xeebta Badweynta Hindiya. Waxa ay aad iyo aad ugu dhawdahay xudduuda Koonfur Afrika. Waxaanay u jirtaa masaafo gaadhaysa 77 klm, dadka ku nooli waxa ay tira ahaan dhanyihiin 1099102 oo qof sida uu sheegay tirakoob lasameeyay 2007

Goobta ay kutaalo

Mabuto waxa ay ku taalaa dhanka galbeed ee qooriga looyaqaano (Mabuto). Meel u dhaw halka uu badda kaga daro webiga Tenbi

Taariikhda Magaalda

Magalada Mabuto waxa la'aasaasay sanadkii 1876, waxana loogumagacdaray markii hore nin la odhanjiray,Lourenço Marques waxa uu ahaa taajir butuqiisa waana ninkuu helay magaalda mabuto 1544.waxa ay leedahay magaaladu khad tareen oo kuxidha koonfur afrika.

Gaadiidka

Gegida dayuuradaha ee magaalda mabuto waa ta ugu wayn wadanka oo dhan









The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.