Makemake

Jump to navigation Jump to search

Makemake

Muuqaalka dunidayar ee Makemake.


Makemake (Af-Soomaali: Maykmayk) waa duniyar oo laga dhex helo gadaasha meeraha Docay ee Bahda Qoraxdu Midaysay. Dunidan yari waa tan ugu wayn walxaha laga dhex helo "suunka kuiper" taasi oo leh 2/3 dhererka meeraha yar ee Bluto. Dunida Makemake ma lahan wax dayax ah, waxayna leedahay heerkul aad u qaboow badan taasi oo gaadha −243.2 °C.

Qoraalo La Mid ah

Xigasho


The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.