Kalandarka Miilaadiga

(Waxaa laga soo toosiyay Miilaadi)
Jump to navigation Jump to search
Jannaayo
Sabti Axad Isniin Talaado Arbaco Khamiis Jimco
1 2 3 4 5 6 7
8 9 10 11 12 13 14
15 16 17 18 19 20 21
22 23 24 25 26 27 28
29 30 31
2022

Kalandar, Maalintiris (; ) waa nidaam lagu habeeyo, xafido, xisaabiyo wakhtiga maalmaha, todobaadka, billaha, sanadada, qarniyada iyo wixii ka badan. Kalandarka wuxuu dadka ka caawiyaa ineey aaqoonsadaan ciidaha iyo dabaaldegyada diiniga, bulshooyinka, ganacsiga ama ujeedooyinka maamulka.

Kalandarka Miilaadiga waa magac tirsi-sanadeed, wuxuu ka soo bilowdaa dhalashaddii Nebi Ciise, wuxuu ka koobanyahay 12 bilood oo ku kala dhamaada 28, 29, 30 iyo 31. Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.

Bilaha Miilaadiga

Maanta waa

25 Jannaayo

2022 M

21 Jumada al-thani

1443 H

5 Bahman

1400 SH

[cusbooneysiin]

Bilaha Miilaadiga:

1. Janaayo
2. Febraayo
3. Maarso
4. Abriil
5. Maajo
6. Juun
7. Luuliyo
8. Agoosto
9. Sebteembar
10. Oktoobar
11. Nofeembar
12. Diseembar

Sidoo Kale Fiiri

Tixraac

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.