Miis

Jump to navigation Jump to search
Miisaaska caadiga ah
gobol ka mid ah geed la jaray
Kitchen table.jpg

Miis (; ) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah taasi oo la isku kabay ayadoo la isticmaalayo musbaaro ama xamag. Miisaska iyo kursiga waxaa loo isticmaala nolosha maalinle ee aqalka, xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Guud ahaan alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska, kursiga, Armaajada, qeybo ka mid ah baabuurta, albaabada, iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.