Naag

Jump to navigation Jump to search
calaamada Naagta
Naag

Naag waa dhediga (♀) ama banii'aadamka dadka ee qaangaartay sida gabar loogu isticmaalo mida aanan qaangaarin, sida uu ninka u yahay labka dadka ee qaangaaray, ereygaan Naag waxaa loo isticmaalaa Bayoloji ahaan iyo luqad ahaan kala saarida labada jinsi. Farqiga gaar ah ee uu dhexeysa dumarka iyo ragga waa saxaaxda, gaar ahaan guska iyo siilka.

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.