Naf

Jump to navigation Jump to search

Naf

Naf (ingiriis: Soul; Carabi: روح) ruuxda ku jirta Noolaha. Naftu waa ruux Ilaahay geliyo noolaha, taas oon la arki karin, lana taaban karin.

Naftu waa furaha nolosha dhamaan xayawaanka, taas oo markuu dhasho ilaa inta uu ka dhimanayo ku jirta.

Naftu markey ka baxdo dadka waxaa soo baxa mayd.


The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.