Qaahiro

Jump to navigation Jump to search

Coordinates: 30°3′29″N 31°13′44″E / 30.05806°N 31.22889°E / 30.05806; 31.22889

Qaahiro ayada oo habeen ah

Qaahiro (Af Ingiriis : Cairo; Af carabi: القاهرة) waa caasimada dalka Masar. Qaahira waa magaalada ugu wayn Afrika waxayna ku taalaa Masar Qaahira waxay leedahay taarikh wayn iyo guud ahaan dalka Masar. Qaahira diinta lagu dhaqmo waa diinta Islaamka gaar ahaan Sunni waxaana magaalada ku taalo jaamacadda wayn ee Al Azhar inkastoo diima kale lagu dhaqmo laakiin diinta aabaha wadanka Masar waa diinta Islaamka gaar ahaan mad habta Sunni








The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.