Qaamuus

Jump to navigation Jump to search
Noocyo kala duwan oo Qaamuus ah.
Qaamuus Af-Carabi

Qaamuus (; ) waa ereyo badan oo la soo ururiyay kuwaasi oo luuqad (ama af) ku turjumaya luuqad kale. Sida caadiga ah, qaamuusku wuxuu u habaysan yahay nidaamka alifbeetka; taasi oo ka bilaabanta xarafka koowaad ee luuqadaasi.[1]

Qorista iyo diyaarinta qaamuus waa shaqo aad u badan oo qaadata wakhti iyo maal; waxaana maanta dunida jira qaamuusyo badan oo isku fasira labo ama dhowr luuqadood. Tusaale ahaan, waxaa jira Qaamuuska Af Soomaaliga iy Ingiriiska, iyo kuwo kale oo badan.[2]

Sharaxaad

Qaamuusku waa buug erayga ama luqadaha fasiro. Sidoo kale, waxoo kuu fasiraa ama kuu turjumaa, luqadaha kale. badanaa qaamuusyaasha waxaa lagu tixay, alifbeetada, si oo u fududaado, radinta xarafka aa raadineesid.

Sidoo kale fiiri bogagan

Tixraac

1. Webster's New World College Dictionary, Fourth Edition, 2002
2. Nielsen, Sandro; The Effect of Lexicographical Information Costs on Dictionary Making and Use, Lexikos 18, issn 1684-4904, 170–189

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.