Saladh

Jump to navigation Jump to search
Saladh

Ansalaato' sidoo kale loo yaqaano Salar (Af carabi: سلطة Af Talyaani : insalata Af Ingiriis : salad) waa miro ka mid ah khudaarta taas oo ka baxda dhirta oo lagu darsado cuntada.

Khudaarta salarku waa caleemo balaaran oo cagaar ah kaas oo ka baxa carada dhulka hoosteeda. Salarku uma baahna in la kariyo ee sidiisa ayaa lagu cunaa.

Khudaarta maalin walba dadku isticmaalaan waxaa ka mid ah: basasha, yaanyadu, baradhaha, salarka, toonta, kaarootka, besbaaska, iyo kuwo kale oo badan.

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.