Shibis

Jump to navigation Jump to search
Shibis
شيبيز
250px
Dalka Soomaaliya
Gobol Banaadir (BN)
Degmo Shibis (Muqdisho)
Bedka
 • Dhammaan 67 km2 (26 sq mi)
Joogga
5 m (16 ft)
Tirada dadka
(2012)
 • Dhammaan 47,012
 • Cufnaanta dadka 700/km2 (1,800/sq mi)
Magac kale Ree Shibis
Aag saacadeed UTC+3 (UTC)
 • Xagaa (DST) UTC+3 (UTC)
Furaha Boostada
10016
Furaha Tel Hertel 064, Telecom 021 Nationlink 043
Ciidaha Ciid weyn iyo ciid yar
Maalinta Ciidda 10ka Carafo iyo 1da soon fur
Website Mareegta internetka

Shibis waa mid ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir, Soomaaliya. Degmadani waa mid ka mid ah deegaanada ugu da'da weyn magaalada Xamar; waxaana dhinaca ku haysaa Degmada Kaaraan, Degmada Yaaqshiid, Degmada Boondheere iyo Degmada Cabdicasiis.

Meelaha ugu caansan ee degamadani waxaa ka mid ah dhismahii hore ee Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya (NSS), safaarada Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyo aqalka madaxweynihii hore Maxamed Siyaad Barre. Sidoo kale waxaa deegaankan ku yaala dhismayaal, hoteelo iyo meherado aad uga caan ah magaalada Muqdisho.

Degmooyinka xuduuda la leh degmada Shibis

Degmada shibis dhanka bari waxaa ka xigo degmada kaaraan, dhanka waqooyi yaaqshiid, dhanka koonfur cabdalcasiis, dhanka galbeed boondheere.

Meelaha caanka ah

  • guriga reer majaay
  • Baar Fiat
  • Xaruntii Socdaalka Dalka
  • Hoyga Madaxweynihii hore ee Maxamed Siyaad
  • Guriga G/Sare Eng.Maxamed Nuur Cambuure
  • Xarunta Kuleejada
  • Maxfalka
  • Masjidka Al-Rowda
  • Safaarada Sacuudiga
  • Xarunta NSS-ta
  • Xarunta Radio Banadir
  • Shaneema Xadramuud
  • Masjidka Sh.muxsin
  • Masjidka Al-Nur
  • Gurıga Dr Qoryooley
  • Baarka shiinaha ee Ming Sing
  • Baar Garden
  • Guriga reer Bin Bishir
  • Xarunta Jaaliyadda Yemen
  • Suuqa Maanabooliyo
  • Ceelka boocle
  • Guriga abdulaahi dhii
  • Guriga Dr Ghand
  • Abuukaate Tahliil Guriga Nuur Doob
  • Guriga reer Jannaale
  • Ceel Qandac
  • masjidka jaamacada (yaa sheegi)
  • suuqa cowska iyo dhuxusha
  • wadada nasiib buundo
  • Masjidka Rowda
  • Masjidka yaasheey
  • Guriga reer muxudiin xasan
  • iyo guriga ahmedna
  • Dugsiga Ustaad. Aweis Mohamed sheikh Ali
  • suuqa bilaajo carab
  • dhismayasha shirkadaha isgarsinta nationlink telecom iyo telecom somalia
  • studio ceyni vedio center
  • xalwo baay iyo bakool
  • xalwo al hilaal
  • Guriga reer mohamed xaayow kashanyare
  • Guriga Barurey
  • biibitada waxnool
  • guriga reer maano xamzo
  • Guriga reer jeele olow
  • Shaxshaxloow

masaaajidka al hudda masjidka al qudus ceelka oday kooli masjidka shariif dhagaweyne geedka oday xabaani masjidka Bafadal

Dugsiyada waxbarasho

  • Dugsiga hoose dhexe ee Gaashaanle Xasan Diiriye
  • Dugsiga hoose dhexe ee 14-ka Febraayo[markii danbana biyo galeenka noqday]
  • Dugsiga hoose dhexe ee Kamaaludiin (waxa hada loo yaqaana Salmaan Al farisi)
  • Dugsiga sare ee Sakhaawadiin
  • Dugsiga sare ee Shibis
  • Dugsiga hoose dhexe ee Naasir
  • Dugsiga hoose, dhexe iyo Sare ee Muqdishu (MPSS)

radiyaasha caanka ka eh degmada shibis: radio somali weyn radio sahan radio banaadir fotoyinka caanka ka eh shibis: foto muderna foto xamar foto keesaneey xafada lootada

reer sheikh abuukar baafo baar caano san

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.