Sonkor

Jump to navigation Jump to search
Sokor budo ah
Sokor

Sokor (Af Ingiriis : sugar; Af carabi: سكر) waa dareere laga miiray geedka qasabka ka dib la qalajiyay oo la jejebiyay. Sida caadiga ah sokortu waa wax macaan oo lagu sameeyo cuntada. Sokorta waxaa laga sameeyay Qasabka ama Sokor beet.

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.