Subag

Jump to navigation Jump to search
Subag

Subag (Af-Carabi: زبدة Af-Taliyaani: burro Af-Ingiriis: butter) waa dareere huruud ah oo caanaha xoolaha laga sameeyo. Subagu wuxuu u qaab dhow yahay saliida, laakiin wuu ka nafaqo badan yahay urtiisana wey ka caraf badan tahay.

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.