Sukhaar

Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah hilibka cuntada. Qoraalo kale fiiri waslad
Boga "suqaar" halkan ayaa laga soo toosiyay

Sukhaar (Af Ingiriis : diced meat, beef cubes; Af carabi: صغار) waa hilib loo jarjaray si afargees yaryar ah, kaasi oo lagu darsado cuntada.[1] Hilibka sukhaarka waxaa laga diyaariyaa jiidhka digaaga ama jiidhka xoolaha, hadba kii laga diyaariyo ayaa magac ahaan loo yaqaana. Tusaale ahaan, hadii aad makhaayad gasho ood sukhaar dalbato waxaa caan ah in lagu weeydiiyo nooca suqaar aad rabto.

Hilibka sukhaarka waa la shiila ama lagu dhex kariyaa suugo.


Dadka Soomaalida

Si la mid ah shacabka caalamka, bulshada Soomaalidu waxay isticmaalaan noocyada kala duwan ee sukhaarka, gaar ahaan wakhtiyada arooska, xaflada, dabaaldegyada, ciidaha iyo maalmaha la baashaalayo. Inta ugu badan waxaa lagu darsadaa cuntooyinka wakhtiga quraaca, qadada iyo cashada, laakiin wakhtiyadu intaas kuma koobna. Noocyada wasladu ee deegaanada Soomaalida ku caanka ah waxaa ka mid ah xaniidka iyo waslada cad. Dadka Soomaalidu waxay waslada ku diyaariyaan hilib, khudaar, milix, saliid, biyo iyo xawaash kuwaasi oo si xirfad leh loo karkariyo ilaa ay gaadho heer nooca loogu talogalay ah.

Noocyo kala duwan

  • Sukhaar cas
  • Sukhaar cas

Muuqaalka


Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

  1. Beef Cubes with Vegetables (Suqaar) Cubes de Boeuf aux Légumes [1]
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.