War

Jump to navigation Jump to search
Qolka warka laga soo tebiyo telfishanka Aljasiira

War (Af-Ingiriis: News; Af-Carabi: أخبار) waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah. Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana jira telefishano khaas u soo gudbiya wararka caalamka oo kali ah.[1] Kuwaasi waxaa ugu caansan:

  • AlJazeera
  • BBC
  • VOA

Idaacadaha Soomaaliga

Idaacadaha dadka Soomaalidu ka heli jireen warka waxaa ugu caansan:

Linkiyo

Tixraac

  1. Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"

Iyo waxaskayga yaabo Kle oo Kala duwan

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.