Xidig
Jump to navigation
Jump to search
Xidig
Kani waa maqaal ku saabsan Xidig. adeegsi kale, eeg Xidig (faah faahin).
Xidig waa dab weyn oo cirka ku daadsan.Xidigta adduunka u dhaw waa Qoraxda oo energi badan siiyo Aduunka. Xidig kale oo aduunka u dhaw wa Proxima Centauri. Qoraxda waxee aduunka u jirtaa 149.600.000 km. Qof bin aadan oo xidigta u dhawaan karo majirto!!Xidigta ugu weeyn ee samada oo la ogyahay, waxaa la dhahaa VY Canis. waxeena adduunka u jirtaa 5,000 oo if sanadeed ah.Xidigaha waxaa la arki karaa habeenkii, markii ee qoraxda dhacdo.
The article is a derivative under the
Creative Commons Attribution-ShareAlike License.
A link to the original article can be found here and attribution parties
here.
By using this site, you agree to the Terms of Use.
Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.