Yubbe

Jump to navigation Jump to search

Yubbe waa degmo ka tirsan gobolka sanaag, waxay dhanka bariga ka xigta qiyaas ahaan 60km magaalo madaxda gobalka cergaabo. Waa magaalo taarikhiya waxay leedahay dhul bilic ahan soo jiidasho heer sare ah leh.

Taariikh

Juquraafiga

Juquraafi ahaan Yubbe waxay ku taalaa goob istaraatiiji ah, Waxa ku yaala buuro iyo beero aad u waawayn. Deegaan ahaan waxaa hoos taga dhul aad u balaadhan oo ay ka midyihiin tuulooyinka iyo deeganadan hoos ku xusan.

  • tuulad ninku jooge
  • tuulada qaarar
  • tuulada jiingada
  • tuulada isrow

Deegaanada hoosyimaada waxa ka mida

  • dooxad birxamar
  • dooxada damal jabay
  • dooxada qorilehe
  • dooxada wadaayin
  • dooxada caqa sudh
  • dooxada sadexgeed
  • dooxada dhudhub
  • dooxada ceelal higlo
  • dooxada karin
  • dooxada geed quraan
  • dooxada xundhurbeed

Dhaqaalaha

Beelaha

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.