Baras

Dib u eegistii 07:50, 2 Sebteembar 2016 ee AbshirBot (Wadahadal | ku darsasho) (Bot: Qoraallo la isku badalay (-dhamaan +dhammaan & -amaaan +ammaan))
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Baras oo (ingiriis: Albino = maqaar cad oo lagu soo dhasho iyo Vitiligo = xanuun ku dhaca maqaalka) waa mid ka mid ah cudurada faafa ama lagu soo dhasho ee ku dhaca Maqaarka bani-Aadamka, kaas oo badala midabka asalka ah ee qofka. Erayga Baras waxa luuqada af-Soomaaliga ah loo isticmaalaa dhammaan dadka maqaarkoodu is-bedelo oo laga yaabo inuu qofku ku soo dhasho (ingiriis: Albino) ama uu ka qaado qof kale oo xanuunka (ingiriis: Vitiligo).

Qof gacmaha ka qaba cudurka barasta
wiil yar oo ku soo dhashay barasta
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.