Laab

Dib u eegistii 20:30, 20 Sebteembar 2015 ee EmausBot (Wadahadal | ku darsasho) (Bot: Migrating 1 interwiki links, now provided by Wikidata on d:Q592177)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search

Laab

Ubucdu waa qeybta dhexe ee jidhka dadka.

Laab (ingiriis: Chest) waa waaxda dhexe ee qaab-dhismeedka ubucda jidhka ee dadka iyo xayawaanka. Laabtu waa lakabka dhexe ee jidhka taas oo ka kooban feedho, sambabo, wadne iyo wixii ku dhex jira intaas.

Labada Sambab, wadnaha iyo xididaha dadka oo lagu daray feedhaha ayaa waxa la isku yidhaahdaa laab.

Dhabarku kuma jiro laabta, laakiin wuxuu ka mid yahay ubucda.

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.