Safarka Wakhtiga

Dib u eegistii 17:33, 22 Sebteembar 2015 ee Ismail4all (Wadahadal | ku darsasho)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan fikrada Safarka Wakhtiga. Bogag u micno dhow fiir Wakhti

Safarka Wakhtiga, Socdaalka Wakhtiga (Af Ingiriis : time travel; Af carabi: سفر عبر الزمن) waa fikrad ah in qof ama dad u socdaalaan labo goor oo wakhtiga ah ayagoo isticmaalaya qalab ama aalad u suurtogelisa safarkaasi. Fikirka ah in lagu dhex socdaalo wakhtiga waa mid mudo dheer ku soo jirey taariikhda aadamaha waloow aanu ilaa hada suurtogal ahayn.

Socdaalka Wakhtigu waa marka qof ama dad ka tegaan wakhti xaadirka una safraan wakhti la soo dhaafay ama mid soo socda ayagoo isticmaalaya mashiin.

The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License. A link to the original article can be found here and attribution parties here. By using this site, you agree to the Terms of Use. Gpedia Ⓡ is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd.