Astronomical unit
AU oo loo soo gaabiyay Astronomical Unit waa halbeega meereyaasha, xidigaha iyo dhamaan walxaha ku dhex jira koonka.
Halbeega AU wuxuu u dhigmaa 149 597 870 700 mitir (qiyaastii 93 milyan mile) taasi oo ah dhererka masaafada dhulku u jiro qoraxda.
| Astronomical Unit | |
|---|---|
| Hab halbeeg | Halbeega Xidigaha (La isla gartey in loo isticmaalo SI) |
| Halbeegga ah | dherer |
| Astaan | au |
| Unit conversions | |
| 1 au in ... | ... is equal to ... |
| Halbeega SI | 1.4960×1011 m |
| halbeega Maraykanka | 9.2956×107 mi |
| other astronomical | 4.8481×10−6 parsec |
| units | 1.5813×10−5 ly |