Bac

Bac (ingiriis: Bag) waa shay khafiif ah oo fudud lagana sameeyo hadhaaga shidaalka taas oo loo isticmaalo in wax lagu rito ama lagu xafido.




Noocyada kala duwan ee Bacda

  • Bacda qashinka
  • Bacda Jirka
  • boorsada lagu seexdo
  • Boorsada garabka
  • boorsada safarka