Beyra
Magaalo in Mudug, Somalia PuntlandTemplate:SHORTDESC:Magaalo in Mudug, Somalia Puntland
Beyra waa magaalo yar oo ku taala waqooyiga gobolka Mudug ee wadanka Soomaaliya. Sida caadiga ah waxay magaaladani dhacdaa meel u dhaxaysa Galdogob iyo Gaalkacyo, waxayna hoos tegtaa maamulka Puntland.
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac