Calanka Suudaan


Calanka Suudaan waxa uu hirgalay 20-may-1970.waxa uu ka koobanyahay,Casaan Madaw Cagaar iyo cadaan
Calanka cusub 1970 ilaa maanta
Waxa labedelay calankii hore oo ka koobnaa cirdhow, qeenid iyo cagaar kadib markii uu Inqilaab malatari ku qabsaday madaxwaynihii hore ee wadanka Suudaan Jacfar al-numeeri xukunka.waxana loo bedelay calan shabaha amaba usoo eeg calamada wadamada carabta.