Dalida
| Dalida | |
|---|---|
Dalida sanadkii 1967 | |
| Ku dhashay | Iolanda Cristina Gigliotti 17 Janaayo 1933 Qaahiro, Boqortooyada Masar |
| Dhimasho | 3. Maajo 1987 (da'da 54jir) Paris, Faransiiska |
| Sababta dhimashada | Ismiidaamin |
| Naanees | Dalila Yolanda Gigliotti |
| Shaqada |
|
| Ciwaan | Miss Egypt 1954 |
| Xaasaska | Lucien Morisse (g. 1961; la furay 1962) |
| Partner(s) | Jean Sobieski (1961–1963) Luigi Tenco (1966–1967) Richard Chanfray (1972–1981) |
| Saxiixa | |
| Xirfad muusik | |
| Qalabka | Cod |
| Sanadaha Shaqada | 1956–1987 |
| Website | |
| www.dalida.com | |
Iolanda Cristina Gigliotti (Talyaani: [joˈlanda kriˈstiːna dʒiʎˈʎɔtti]; 17 Janaayo 1933 - 3 Maajo 1987), oo xirfad ahaan loo yiqiin Dalida (Carabi: داليدا), waxay ahayd fanaanad faransiis ah iyo jilaa, waxay ku dhalatay Masar.[1] Waxay ku guuleysatay tartankii quruxda "Miss Egypt" sanadkii 1954,[2] Waxay ku dhimatay ismiidaaminta 1987.
Filimada
- Le Masque de Toutankhamon (1954)
- Sigarah wa kas (1954)
- Brigade des moeurs (1958)
- Rapt au deuxième bureau (1958)
- Che femmina... e che dollari! (1961)
- L'inconnue de Hong Kong (1963)
- Menage all'italiana (1965)
- La morale de l'histoire (1966)
- Io ti amo (1968)
- Dalida: Pour toujours (1977) (filim documentary ah)
- Le sixième jour (1986)