Luul (macdan)
Kani waa maqaal ku saabsan macdanta Luulka. Isticmaal kale fiiri magaca Luul.


Luul (Af Ingiriis : diamond; Af Carabi : ar; Giriik: ἀδάμας) waa macdan dabiici ah oo laga helo badhtamaha dhulka, kaas oo ka samaysan isotopeyo Kaarboon, kaasi oo isku xidhka atomyada kaarboonku u sameeysan qaab lix geesood ah. Dhagaxa Luulku waa midka ugu adag dhamaan macdanta dabiiciga looga helo oogada dhulka.
Yehowah wuxuu tixraacay adeegsiga dheemanka si loo xoqo ama loo xardho alaabada adag.
Akhrin dheeraad ah
Af Soomaali - jawhar