Neefsi
Neefsi
Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee Sanka .
Labada Sambab , wadnaha iyo xididaha dadka oo lagu daray feedhaha ayaa waxa la isku yidhaahdaa laab .
Neefsi (Ingiriis : Breathing) waa habka noole ama xayawaan - bani-aadamku ka mid yahay - u qaato hawo . Habka Neefsigu waa qaabka neefta ama hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo soo dhex maraysa sanka iyo afka , ka dib dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka . Sidoo kale, dib u soo bixida hawada eey isticmaaleen unugyadu ee kaarboon-labo-ogsaydh .
The article is a derivative under the Creative Commons Attribution-ShareAlike License .
A link to the original article can be found here and attribution parties here
By using this site, you agree to the Terms of Use . Gpedia ® is a registered trademark of the Cyberajah Pty Ltd