Umji
| Umji | |
|---|---|
Umji ee 2023 | |
| Ku dhashay | Kim Ye-won Agoosto 19, 1998 Incheon, Koonfur Kuuriya |
| Xirfad muusik | |
| Nooca fanka | K-pop |
| Qalabka | Cod |
| Sanadaha Shaqada | 2015–hada |
| Calaamadaha | Source Music |
| Falalka la xiriira | GFriend |
Kim Ye-won (dhashay Agoosto 19, 1998) si fiican loogu yaqaan magaceeda masraxa Umji, waa fanaanad Koonfur Kuuriya. Waxay xubin hore ka tahay kooxda gabdhaha GFriend.