Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka
- Boga "WIPO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
| Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka World Intellectual Property Organization Organisation mondiale de la propriété intellectuelle (Af-Faransiis) | |
xarunta sare WIPO ee Jeniifa | |
| Loo soo gaabiyo | WIPO, OMPI |
|---|---|
| Samaysmay | Luulyo 14, 1967 |
| Nooca | Wakiil khaas |
| Sharciga | Shaqaysa hasa |
| Fadhiga | Jeniifa, Switzerland |
Hogaanka | Gudoomiyaha WIPO Francis Gurry |
| Website | www.wipo.int |

Xubanaha
Wadanada aan xubin ahayn


| Silsilad ka mid ah |
| Qaramada Midoobay |
|---|
| Goleyaasha Sare |
| Waaxyaha Ugu Muhiimsan |
| Ururada, Wakiilada iyo Hay'adaha |
|
| Ururo La Xidhiidha |
|
Ururka Mulkiyada Garaadka Aduunka (Af Ingiriis : World Intellectual Property Organization, loo soo gaabiyo: WIPO; Af Carabi : ar) waa xubin ka mid ah 17ka wakiil khaas ee gaarka u ah Ururka Qaramada Midoobay.
Ururka WIPO waxaa la aasaasay sanadkii 1967 "si uu u dhiirigeliyo dhaqdhaqaaqa wax-abuuris, taageero garaadka fiican ee waxku soo kordhin kara dhamaan caalamka."[1]
Wakhti xaadirkan waxaa ururka WIPO xubin rasmi ah ka ah 188 wadan,[2] waxayna maamushaa 26 heshiis oo caalami ah,[3] waxaana xarunta sare ku leedahay magaalada Jeniifa, wadanka Iswisarland.
Qoraalo La Xidhiidha
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
Ku saabsan Qaramada Midoobay
Linkiyo Kale
- Official website
- WIPO website Archived Sebteembar 7, 2008 // Wayback Machine
Tixraac
- ↑ "Nuqul Archive". Wipo.int. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Shanaad 11, 2012. Soo qaatay Bisha Tobnaad 6, 2015. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|access-date=, |archive-date=(caawin) - ↑ WIPO. Wipo.int http://www.wipo.int/members/en/. Soo qaatay 2014-12-20. Maqan ama ebar
|title=(caawin) - ↑ WIPO. Wipo.int http://www.wipo.int/treaties/en/. Soo qaatay 2013-10-18. Maqan ama ebar
|title=(caawin)
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
